Maamulka Gobolka Banaadir oo ka xumaaday Qoraal kasoo baxay Musharaxiinta Madaxweyne

War Qoraal ah oo kasoo baxay maamulka Gobolka Banaadir uu hogaamiyo Cumar Finish ayaa mar kale looga hadlay shirkii magaalada Muqdisho dhawaan ku yeesheen Musharaxiinta Madaxweyne iyo baaqii ay kasoo saareen. Qoraalka kasoo baxay maamulka Gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in ay ka xunyihiin qoraal kasoo baxay midowga musharaxiinta oo lagu cambaareenayay Madaxda sare ee … Continue reading Maamulka Gobolka Banaadir oo ka xumaaday Qoraal kasoo baxay Musharaxiinta Madaxweyne